Qeexid

(-iyo, m.dh) Booddo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tagfi oo kali ah:
  • Dabadeed markii aan Ceerigaabo laba habeen joogay ee ay kutaan iyo tagfi igu cuntay ileyn nin janno ka yimi ayaan ahaye ayaan go’aansaday inaan ambabaxoo aan qabto reerkaygii iyo gabadhaydii Aamina suldaan"..