Qeexid
"Xisaab qaldan."
Qeexid Xigta
ld tahantoogid.
"Xisaab qaldan."
ld tahantoogid.
Wadaag:
Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
f.g1
Wadaag:
Shanta farood iyo calaacasha gacanta oo duuban oo wax lagu dhufto iyadoo gacantu soo laabmayso. ld tan toonyo, tatoomo, tatoonyo.
m.dh
Wadaag:
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
m.l
Wadaag:
eeg tantoon. ld tantoonyeyn, tatoomid, tatoonyeyn.
m.f.dh
Wadaag:
Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag.
Hilib weyd ah.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Soohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac buskooday ama raystay.
m.dh
Wadaag:
taharowga halbowlayaasha m.l (daaw.) Qayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay xayri fariisatay, taasu waxay yaraynaysaa wareegga dhiigga waxayna keenta in xididku xirmo.
Wadaag: