Qeexid Xigta
ld tahan toog1 (2).
ld tahan toog1 (2).
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xisaab qaldan.
Qeexid Xigta: ld tahantoogid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xoog.
Qeexid Xigta: Aan waxba lagala harin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tantoon. ld tantoonyeyn, tatoomid, tatoonyeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg taaloog2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tafantoof2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Shanta farood iyo calaacasha gacanta oo duuban oo wax lagu dhufto iyadoo gacantu soo laabmayso. ld tan toonyo, tatoomo, tatoonyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag.
Qeexid Xigta: Hilib weyd ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-hlay, -hashay; -hli) Wax isku dayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Soohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac buskooday ama raystay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: taharowga halbowlayaasha m.l (daaw.) Qayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay xayri fariisatay, taasu waxay yaraynaysaa wareegga dhiigga waxayna keenta in xididku xirmo.