Qeexid
"taharowga halbowlayaasha m.l (daaw.) Qayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay xayri fariisatay, taasu waxay yaraynaysaa wareegga dhiigga waxayna keenta in xididku xirmo."

Wadaag:
(daaw.) Soohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac buskooday ama raystay.
m.dh
Wadaag:
Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag.
Hilib weyd ah.
m.dh
Wadaag:
Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: