"(-dyo, m.dh) U cagajuglayn (cid), u dhaarasho, bajin."
Wadaag:
eeg tahal.
m.f.dh
Wax sida ay u kala fiican yihiin u kala saarid.
f.g1
-day, -dday
Cod aad u qurxoon oo quraanka lagu akhriyo.
m.l
Qiritaanka la qiro in Ilaah kali yahay cibaadadana isaga mudan yahay in la caabudo. ld towxiid.