Qeexid
tahna fk. Waxyarna; inyarna; inna.
tahna fk. Waxyarna; inyarna; inna.
m.dh
Qeexid: Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-hlay, -hashay; -hli) Wax isku dayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xoog.
Qeexid Xigta: Aan waxba lagala harin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag.
Qeexid Xigta: Hilib weyd ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tahal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]