Qeexid
"Gendi."
"Gendi."
Wadaag:
Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.
m.dh
Wadaag:
Xoolo seynta, afka iyo galgalasho takar isaga celin.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag.
Hilib weyd ah.
m.dh
Wadaag:
tamar xor ah m.dh (fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
Wadaag:
Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego.
Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
Qaniin yaryar, dhiig ku nool ah, boodbooda, oo dharka, furaashyada ama darmooyinka lagu seexdo gala; booddo.
m.dh
Wadaag:
tamar socod m.dh Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.
Wadaag:
tamar xor ah m.dh (fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
Wadaag:
T. ah: caano neef dhaqayo ah laga lisay.
T. ah: macaan la'aan; kharaar.
m.l.kh
Wadaag: