Qeexid

"Badbadka soorta. ld takhid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga takh oo kali ah:
  • Ta kale ictiraafkuna waa wax inaga inagu xidhan, waxaan ugu horaysa awellan inaynu dalkeena hanano oo qabyada ku jirta ka saarno, ka dibna aynu cadaalad iyo sinaan isku maamulo, isla markaana aynu ka takhalusno musuqmaasuqan meel walba lafa-jebiyey.
  • Sheekh Adan Siiro waa mid kamida culimada waawayn ee Somaliland waa muftiga qaranka Somaliland waxa uu ku noolyahay Caasimada Hargaysa waxa uu Sheekhu aad iyo aad ugu takhasusay taariikhda iyo siirada rasuulka SCW iyo Asaxaabtiisa.