Qeexid
"eeg takhtar. ld dhakhaatiir."
"eeg takhtar. ld dhakhaatiir."
Wadaag:
Cid ama wax khaarijin.
Arrin faro ka qaadid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun tukho.
m.dh
Wadaag:
Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Qof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun tukhoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
eeg takhantakhee. ld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun tukhin.
m.f.dh
Wadaag:
Cid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tukhuntukhee, tukhuntukhi.
f.g2
-kheeyay, -khaysay
Wadaag:
Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha.
Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho.
Geed nagaaraad oo yar. ld gaatur.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.
m.dh
Wadaag: