Qeexid
"Cid daawayn."
[-ray, -rtay]
takhtar2 ay
takhtar2 tay
f.g1"Cid daawayn."
Wadaag:
(-rro/-khaatiir, m.dh) Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Alwaax sida santuuqa u samaysan oo alaabta la dhoo-finayo lagu rido.
m.dh
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
m.dh
Wadaag:
(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.
m.l
Wadaag: