Qeexid
"Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo."
"Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo."
Wadaag:
(-rro/-khaatiir, m.dh) Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Alwaax sida santuuqa u samaysan oo alaabta la dhoo-finayo lagu rido.
m.dh
Wadaag:
Bir fidsan oo qiro yar leh oo guryaha dusha laga saaro; jiingad. ld terniig.
m.l
Wadaag:
Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun tukho.
m.dh
Wadaag:
Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag: