Qeexid
T. ah: shay aan wax kale ku labnayn; saafi.
T. ah: shay aan wax kale ku labnayn; saafi.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Alwaax sida santuuqa u samaysan oo alaabta la dhoo-finayo lagu rido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid daawayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro/-khaatiir, m.dh) Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Badbadka soorta. ld takhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -khay, -khday
Qeexid: Soor karaysa badbadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Daawaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld waqti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld takh1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld baqti2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg takhtaran. ld takhtarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld takhasusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-rro, m.dh) Ganaax, ciqaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg takhtar. ld dhakhaatiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun tukho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Cid ama wax khaarijin.
Qeexid Xigta: Arrin faro ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld takhan takhee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]