Qeexid
"(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm."
"(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm."
Wadaag:
Haddii takooruhu yahay tabane, xididdada isle'egtu waa tirooyin murakab ah. Tusaale ahaan, isle'egta x2+x+1=0 waxa ay leedahay xididdada [-1/2-(V3/2)]i iyo [-1+(V3/2)]i.
m.l
Wadaag:
Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono.
Inta kale wax ka baxsan, ka soocan.
vr.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
Bun duban, caano, daango iwm isku darid.
Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: