Qeexid
"Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed."
[-ray, -rtay]
takoor3 ay
takoor3 tay
f.g1"Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed."
Wadaag:
Haddii takooruhu yahay tabane, xididdada isle'egtu waa tirooyin murakab ah. Tusaale ahaan, isle'egta x2+x+1=0 waxa ay leedahay xididdada [-1/2-(V3/2)]i iyo [-1+(V3/2)]i.
m.l
Wadaag:
(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.
m.l
Wadaag:
Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono.
Inta kale wax ka baxsan, ka soocan.
vr.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid.
Koorabixis adeegsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Wax badin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: