Qeexid
"Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid."
[-ray, -rtay]
talajir ay
talajir tay
f.mg1"Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid."
Wadaag:
Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.
m.dh
Wadaag:
Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m.l
Wadaag:
(-gay, -gtay; -tegi) Ku t.: wax aad ugu xadgudbid.
f.mg1
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
m.dh
Wadaag:
T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
ld talaggelid.
m.l
Wadaag: