Qeexid
"Wax si joogto ah uga fe kerid."
"Wax si joogto ah uga fe kerid."
Wadaag:
Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
T. qaad: arrin wax ka qabasho.
(fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m.dh
Wadaag:
Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Arrin iwm in yar ka sheegid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho.
Dhacdo godob ka tirsasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
D. ah: socod qofku hadba dhan u ciirayo tabar darro awgeed.
ld dalambaabbiyid.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; - iyi) Tabardarro awgeed, socod hadba dhan loo ciirciirayo socosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
eeg dalambaabbi. ld dalambaabbi1 (2), dalambaabbin.
m.f.dh
Wadaag:
Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.
m.dh
Wadaag:
Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-gay, -gtay; -tegi) Ku t.: wax aad ugu xadgudbid.
f.mg1
Wadaag:
Nafley jirro awgeed la tamardhigid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: