Qeexid
"eeg talasaaro. ld tala saarad."
"eeg talasaaro. ld tala saarad."
Wadaag:
Maro tarash u yeelid. ld tarash2.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade.
ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
m.l
Wadaag: