Qeexid
"Nafley jirro awgeed la tamardhigid."
[-bay, -btay]
talaxgab2 ay
talaxgab2 tay
f.mg1"Nafley jirro awgeed la tamardhigid."
Wadaag:
Nafley jirro,gabow, daal iwm la tabarbeelid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-gay, -gtay; -tegi) Ku t.: wax aad ugu xadgudbid.
f.mg1
Wadaag:
Wax xoog ku qabasho.
Wax fur ku adkayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Beer dalag ka soo saarid.
(f.g) Hawl faa'iido ka helid.
(f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac2.
f.g
Wadaag:
Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.
m.dh
Wadaag:
Ku t.: wax samayntooda ku talaggelid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
ld talaggelid.
m.l
Wadaag: