Qeexid
"Qoryo yaryar oo caarad dhuuban oo wax mudda leh."
"Qoryo yaryar oo caarad dhuuban oo wax mudda leh."
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Faahfaahin laga bixiyo arrin, ra'yi iwm.
m.l
Wadaag:
Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m.l
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
m.dh
Wadaag: