Qeexid

"U t.: cid meel xukumid."

Qeexid Kale

Ku t.: arrin talo ka bixin.

Qeexid Xigta

Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tali oo kali ah:
  • Haddaba la soco qaybo kale oo ku saabsan dagaalkaa ku saabsan dhacdooyinkan mucjisada ku reebay taliskii Siyaad Barre, guud ahaan Soomaalida iyo geedi socodka taariikhda dunidaba.
  • Taliyaha Askarta Kismaayo oo lagu magacaabo Maxamed Buuloow Ibraahim ayaa sheegay inay ku raadjoogaan askariga falkaas geystay ayna doonayaan inay soo qabtaan.