Qeexid
"eeg tali. ld talis."
"eeg tali. ld talis."
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m.l
Wadaag:
(dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo.
Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
m.dh
Wadaag:
Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro.
Lacag (macdan).
Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.
m.l
Wadaag:
eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.
m.f.dh
Wadaag:
(siyaa.) Dawlad keli talis ah, waa nidaam dawladeed ee xisbi keliya waddanka xukumo, oo aan u oggoleyn kooxo ka soo horjeesta.
m.l
Wadaag: