Qeexid
"(-syo ..., m.dh) (bul.) Habka ay raggu leeyihiin awoodda sare, ama ay muhim u yihiin mujtamaca dhexdiisa."
"(-syo ..., m.dh) (bul.) Habka ay raggu leeyihiin awoodda sare, ama ay muhim u yihiin mujtamaca dhexdiisa."
Wadaag:
(siyaa.) Dawlad keli talis ah, waa nidaam dawladeed ee xisbi keliya waddanka xukumo, oo aan u oggoleyn kooxo ka soo horjeesta.
m.l
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: