Qeexid

"Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tallaab oo kali ah:
  • Ururka Al-shabaab ayaa waxay maalmihii ugu dambeeyay la wareegidda deegaanno ka tirsan Gobollada dalka, iyadoo tallaabooyinkaan ay ka shiraan madaxda DF ugu sarreeya.
  • Mustafe wuxuu ballan-qaaday inay ku dedaalayaan tallaabo kasta oo sumcad u keenaysa suuqa cusub ee Gobanimo, isaga oo intaa ku daray sababtay tallaabadaa u qaadeen inay tahay sidii ay dariiq cusub ugu jeexi lahaayeen jiilka cusub ee soo socda.