Qeexid

"Wax meel ka gudbin. ld tillaabi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tallaabi oo kali ah:
  • Haweenka Somaliland ma ka tallaabi karaan Kijinka, Si Ay u gaadhaan Waxaa jirtay odhaah sheegaysa in ay haweenku yihiin bulshada badhkeed, haddana ay dhallaan badhka kale, markaa waxay yihiin bulshadoo dhan.
  • ’ Wasiirka mar la waydiiyey inay dadkaa geeyeen degaamadoodii wuxuu yidhi; “Sharcigu ma oggola inay ciidamadeenu xuduudka sii galaan markaa dadkaa markii xuduudka Somaliland laga tallaabiyay ayay yidhaahdeen halkan na dhiga, halkiibaana la dhigay.”