Qeexid
"eeg tallaab. ld tillaabid."
"eeg tallaab. ld tillaabid."
Wadaag:
Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.
m.f.dh
Wadaag:
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
T. qaad: arrin wax ka qabasho.
(fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m.dh
Wadaag:
Tallaabo qaadid.
Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid.
Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag: