Qeexid
"Ka t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho."
[-naa, -nayd]
tallaabsan aa
tallaabsan ayd
f.mg4"Ka t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho."
Wadaag:
eeg tallaabsan. ld tallaabsanaansho, tallowsanaan, tallow sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Tallaabo qaadid.
Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid.
Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg tallabso. ld tallaabsad, tallaabsi, tillaabsad, tillaab-sasho.
m.f.dh
Wadaag:
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Tallaabada ugu dheer.
Wax qof karaankiisa dhaafsan.
m.dh
Wadaag:
Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
T. qaad: arrin wax ka qabasho.
(fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sac ama qaalin lo'aad wax boodid u baahan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.
m.f.dh
Wadaag:
(baay.) Qaab taran jinsila' oo ka dhaca dhirta, halkaas oo ay ka samaysmaan dhismayaal gaar ah oo unugyo badanley ah, kuwaas oo harka dambena ka go'a waalidkood. Tus. “Tuyuubar iyo balbka”.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag:
Malaxda ka samysan cudur keenayaasha oo dhimaty oo oogada la geliyo ama lagu mudo, si cudur looga hortago oo guri looga noqdo.
Hawsha ama farsamada tallaalka lafteeda.
Geed yar oo meel laga rujiyo oo meel kale lagu beero. 4. Laba geed oo kala jaad ah oo inta mid laan ama cad laga gooyo midka kale dhexdiisa la geliyo oo lagu xiro, si labada geed u midoobaan oo inino hor leh oo kuwii hore ka wanaagsan u dhalaan.
m.l
Wadaag: