Qeexid
"(daaw.) Hab loo sameeyo ama loo kiciyo difaaca jirka oo liddi cudur ku ah iyadoo la adeegsanayo “tallaal”, ama diyaarin khaas ah ee walax antiijineed oo kicineysa sameynta antiiboodhiga ku ha-boon."
"(daaw.) Hab loo sameeyo ama loo kiciyo difaaca jirka oo liddi cudur ku ah iyadoo la adeegsanayo “tallaal”, ama diyaarin khaas ah ee walax antiijineed oo kicineysa sameynta antiiboodhiga ku ha-boon."
Wadaag:
Malaxda ka samysan cudur keenayaasha oo dhimaty oo oogada la geliyo ama lagu mudo, si cudur looga hortago oo guri looga noqdo.
Hawsha ama farsamada tallaalka lafteeda.
Geed yar oo meel laga rujiyo oo meel kale lagu beero. 4. Laba geed oo kala jaad ah oo inta mid laan ama cad laga gooyo midka kale dhexdiisa la geliyo oo lagu xiro, si labada geed u midoobaan oo inino hor leh oo kuwii hore ka wanaagsan u dhalaan.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la lallaalay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la tallaalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(baay.) Qaab taran jinsila' oo ka dhaca dhirta, halkaas oo ay ka samaysmaan dhismayaal gaar ah oo unugyo badanley ah, kuwaas oo harka dambena ka go'a waalidkood. Tus. “Tuyuubar iyo balbka”.
m.l
Wadaag:
Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
T. qaad: arrin wax ka qabasho.
(fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m.dh
Wadaag:
Tallaabo qaadid.
Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid.
Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.
m.f.dh
Wadaag: