Qeexid

"Saaruq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga talli oo kali ah:
  • Talliyihii talyaniga waxoow dhahay ha la fura aan aragnee markii la furay waxoow arkay jawaankii oo ciid ka buuxdo.
  • Radio Hargeysa waxa Dumiyey Sanadkii 1988 Dawladdii Kalligii Talliyihii Soomaaliya ee Maxamed Siyaad Bare.