Qeexid
"(dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo."
Qeexid Xigta
Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
"(dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo."
Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
Wadaag:
Lacag ama hanti kale oo horumarin ahaan looga sii qaato cid wax iibsata. ld taqdiimad.
m.dh
Wadaag:
Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m.l
Wadaag:
In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.
Muusig yar oo ka horreeya heesta.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
m.dh
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: