Qeexid
"Cid hawl ay hayso ka jeedin."
Qeexid Xigta
Balaayo cid ku dhicid.
[-aalay, -aashay]
taltaal alay
taltaal ashay
f.g1"Cid hawl ay hayso ka jeedin."
Balaayo cid ku dhicid.
Wadaag:
Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.
m.l
Wadaag:
Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.
m.dh
Wadaag:
/dh (riw.) Aktarka majaajillada sameeya oo dadka ka qososhiya.
m.l
Wadaag:
(baay.) Qaab taran jinsila' oo ka dhaca dhirta, halkaas oo ay ka samaysmaan dhismayaal gaar ah oo unugyo badanley ah, kuwaas oo harka dambena ka go'a waalidkood. Tus. “Tuyuubar iyo balbka”.
m.l
Wadaag:
Wax si kala googo'an oo waqti u dhexeeyo u dhaca.
Laba xaglood oo isla eg oo iska soo horjeeda.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag:
Malaxda ka samysan cudur keenayaasha oo dhimaty oo oogada la geliyo ama lagu mudo, si cudur looga hortago oo guri looga noqdo.
Hawsha ama farsamada tallaalka lafteeda.
Geed yar oo meel laga rujiyo oo meel kale lagu beero. 4. Laba geed oo kala jaad ah oo inta mid laan ama cad laga gooyo midka kale dhexdiisa la geliyo oo lagu xiro, si labada geed u midoobaan oo inino hor leh oo kuwii hore ka wanaagsan u dhalaan.
m.l
Wadaag:
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
m.l
Wadaag:
Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: