Qeexid
"Boor, qiiq iwm kor isu taagid."
[-lay, -uushay]
taluul2 ay
taluul2 ushay
f.mg1"Boor, qiiq iwm kor isu taagid."
Wadaag:
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.
f.mg1
-lmay, -lantay
Wadaag:
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.
f.mg4
-lnay, -lnayd
Wadaag:
Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
m.dh
Wadaag: