Qeexid
"Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho."
[-lmay, -lantay]
taluulan1 may
taluulan1 antay
f.mg1"Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho."
Wadaag:
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.
f.mg4
-lnay, -lnayd
Wadaag:
Boor, qiiq iwm kor isu taagid.
f.mg1
-lay, -uushay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la lallaalay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.
Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan1.
f.mg1
Wadaag:
(-anno, m.dh) Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
m.l
Wadaag:
(-ammo, m.dh) Isu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti.
m.l
Wadaag: