Qeexid
"(fiis.) Tamarta ugu yar ee saxar, molikiyuul, iwm uu hanto ka hor inta aanu falgelin waa tamarta loo baahanyahay si falgal u bilowdo iyada oo aan la tixgelineyn in falgalku yahay kul qaate ama kul bixiye waxaa lagu asteeyaa summadda E."

Wadaag:
tamar xor ah m.dh (fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
Wadaag:
tamar xor ah m.dh (fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
Wadaag:
tamar socod m.dh Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.
Wadaag:
(fiis.) Summad: Ep. Tamarta ku keydsantay walax, uguna wacantahay meesha ay taalo, waxaana ay le'egtahay hawsha ku baxday walax ka dhaqaajinta bar beegaal (sida oogada dhulka) ilaa meesha ay hadda taallo. Waxaa lagu helaa Ep = mgh.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) T. k.inta birlabdanabeed ee dhexmari karta dululaati aan maatar lahayn.
m.dh
Wadaag:
tamar-bu'eed m.dh (fiis.) Tamarta la sii daayo, marka uu dhaco ama dhanballan bu'eed ama isudheg bu'eed.
Wadaag:
Isbeddel daruuraha iyo hawada gala kolka xilliga roobku bilaabanayo; kacsan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin, gaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam.
m.dh
Wadaag:
heer-tamar electaroon m.l (-nno, m.dh) (kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta heerka ugu muhimsan ee tamarta, waxayna leedahay qiimaha 1, 2, 3 iwm (markastoo tirada badato, elegtoroonku wuu ka sii fogaadaa bu'da).

(f.g) Wax fadhiya istaajin.
(f.g) Qof hurda toosin.
(f.g) Qoraal hikaadin. 4. (f.g) Matoor iwm howlgelin. 5. (f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(fiis.) Tamar le'eg iin cufaadka bu'da, ee ay bu'du bixiso, marka uu dhanballan ku dhaco (eeg iin cufaad).
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Tamarta la bixiyo marka dabar elektaroon-wadaag ihi ka dhex samaysmo laba atam oo madax bannaan.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Tamar birlabdanabeedka ka soo kaahda qorraxda.
m.dh
Wadaag: