Qeexid

"Lugabbaxsi; manjabbaxsi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tamashle oo kali ah:
  • Laakiin haddii uu mudanihii hawshaa qaybta ugu muhiimsan ku aaddannaa muujiyo tamashle ay ka muuqato xilkasnimo-darro oo uu xataa awoodi kari waayo shaqo maalmeedkiisa u taal madasha, maxay taasi noqonaysaa.
  • Ma la is weydiiyey cidda soo dhicin doonta 3 milyan (US dollars) ee hantida ummadeed ah ee uu ina Xaaji Khayr Cadde ka dhacay, kuna tamashleeyo Dubai?