Qeexid

"eeg tamashlee. ld tama shleys."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tamashleyn oo kali ah:
  • Wasaarada arrimaha dibedda somaliland oo noqotay hal wasiir oo tamashleyn badan iyo laba gacan yare, halka awal ay ka shaqeyn jireen in ku dhow 120 diblomaasiyiin iyo shaqaale ah oo ka hawl geli jiray wasaarada qeybaheeda kala duwan.
  • Dhinacyada ayey eegtay, mise waaba la garab tamashleynayaa!