Qeexid
ld tacdaar1.
ld tacdaar1.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld tacdaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld tacdaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tacdaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tacdaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-rro, m.dh) ld tacdaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld tacdaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Rati raran oo taagan wax saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Qeexid Xigta: Silig wax lagu oodo.
Qeexid Kale: (muus.) Daf afar geesle ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: tamar xor ah m.dh (fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
m.dh
Qeexid: ld tabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: tamar socod m.dh Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.
m.l
Qeexid: Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Qeexid Xigta: Jibaax; jiiris.
Qeexid Kale: ld taraarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) ld tiqraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld tiqraar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
Qeexid Xigta: ld tarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Magac xiddig; afqays.
Qeexid Xigta: Bow-do.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]