Qeexid
"Mar; kol. ld tamin."
"Mar; kol. ld tamin."
Wadaag:
Geed aan caleemo lahayn oo korkiisa qodxo ku wada rogon; miraha geedkaas.
Macdan.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).
m.l
Wadaag:
(-no, m.dh) Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
m.l.u
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin1.
m.l
Wadaag: