Qeexid
"ld tabiino."
"ld tabiino."
Wadaag:
Erey la yiraahdo marka laduceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay inIlaah aqbalo ducada. ld aamiin.
m.dh
Wadaag:
Qof ama wax kale oo astaamo ama tilmaamo gaar ah leh, calaamaysasho, soo aadid, ku soo aroorid, u qasdid; ku hirasho; abbaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo.
Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
m.l
Wadaag:
Lacag ama hanti kale oo horumarin ahaan looga sii qaato cid wax iibsata. ld taqdiimad.
m.dh
Wadaag:
In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.
Muusig yar oo ka horreeya heesta.
m.dh
Wadaag: