Qeexid
"ld temmin1."
"ld temmin1."
Wadaag:
Aan dhagar iyo laqdaboaqoon; daacad; lillaahi (qof).
Nabad ah;aan cabsi lahayn (meel).
m.l
Wadaag:
Qof ama wax kale oo astaamo ama tilmaamo gaar ah leh, calaamaysasho, soo aadid, ku soo aroorid, u qasdid; ku hirasho; abbaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin1.
m.l
Wadaag:
/dh Neef aan fayoobeen oo cudur dhimanaya oo la qasho.
m.l
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag: