[-iiyay, -iisay]
tamuunsi iyay
tamuunsi isay
"Cid meel ku toosin."
Wadaag:
eeg tamuunsii.
m.f.dh
(-uumay, -uuntay; -uumi) Meel abbaarid.
f.mg1
(-iiyay, iisay) Ku t.: ku tumasho.
f.g2
Carro shawle ah oo aan habaas lahayn sida tan xeebta; xaano; xaani.
m.dh
eeg tamuun.
Cid tuhun ku abuurid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Beretensii.
ld tuunsasho.
m.l
Carruur cunto afka ugu gurid.
Cid cunno cunaysa maaweelin.