Qeexid
"Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tus. “Tintan tayda ma aha”."
"Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tus. “Tintan tayda ma aha”."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) La t.: cid, cid kale la baratamid.
f.mg1
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag:
tan4 fk. Ilaa; T. ama taniyo: mar laga bilaabo; jeer laga gaaro. Tus. “Tan iyo intii uu halkaan yimid wuu bukay”.
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
ta'wiil1 m.l 1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
Wadaag:
(xis.) Fansaar tirignoometari ee xagal. Tanjentka xagasha + e saddexagal qumman waa saamiga ay sammeeyaan dhererrada dhinaca horjeedaha ah iyo kan deriska la ah xagasha. Qeexdani waxa lagu dabbaqaa xaglaha u dhexeya 0 iyo 90° oo keliya.
(xis.) Guud ahaan, mark a laga hadlaayo kulannada kaartis oo unuygu yahay o, tanjentku waa xagasha u dhexeey-sa dhidibka-x iyo xarriiqda oB oo ay sammeeyaan kulanka-x iyo kulanka-y ee barta B (x,y).
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
f.g1
Wadaag:
(-ammo/-anno, m.dh) (baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
m.l
Wadaag: