Qeexid

"(-ddo, m.dh) Qof hanti badan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tanaad oo kali ah:
  • Dadka in yar oo si durugsan u xisaabtamaysa mooyee, dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta uu joogo guulaha la soo hooyay ayuu la tanaadayaa.
  • Imaamu shahiid Xasan Al Banna Aabihii waxa uu ka mid ahaa culimadda waa weeyn ee qarnigii labaatanaad sida aadka ah ugu khidmaysay sunnada Nabiga (CSW) wuxuuna alifay kutub kutub badan oo ah culuumta Axaadiista iyo fiqiga.