Qeexid
"Qof hanti badan yeelasho."
[-day, -dday]
tanaad2 ay
tanaad2 day
f.mg1"Qof hanti badan yeelasho."
Wadaag:
Ka t.: cid arrin ay damacsanayd dib uga noqosho.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid.
(f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad2.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Ku m.: wax ka faa'iideysasho.
f.mg3
-day, -dday
Wadaag:
Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
m.dh
Wadaag:
Hanaqaadid (qof).
Badasho (xoolo).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
.j Tirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad.
m.l.t
Wadaag:
tan4 fk. Ilaa; T. ama taniyo: mar laga bilaabo; jeer laga gaaro. Tus. “Tan iyo intii uu halkaan yimid wuu bukay”.
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag:
Isku beegnaantalaba meelood ama shay.
Badan, si daran.
A. yar: ld aayar.
m.dh.fk
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tus. “Tintan tayda ma aha”.
dk.ti.dh
Wadaag: