Qeexid
"taniyo fk. Ilaa; tan3."
"taniyo fk. Ilaa; tan3."
Wadaag:
Macacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'iyo'.
mu.eb
Wadaag:
Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado.
Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.
m.dh
Wadaag:
Wax la jeclaysiga qof naftiisakeliya wax la rabo. ld anaaninnimo.
m.dh
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tus. “Tintan tayda ma aha”.
dk.ti.dh
Wadaag:
tan4 fk. Ilaa; T. ama taniyo: mar laga bilaabo; jeer laga gaaro. Tus. “Tan iyo intii uu halkaan yimid wuu bukay”.
Wadaag: