Qeexid
eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tannaagood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dinnaago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld tannaagoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Jaad cawska ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dhul yara sarreeya. ld taag (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]