Qeexid
"ld tantoomo."
"ld tantoomo."
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
f.g1
Wadaag:
Shanta farood iyo calaacasha gacanta oo duuban oo wax lagu dhufto iyadoo gacantu soo laabmayso. ld tan toonyo, tatoomo, tatoonyo.
m.dh
Wadaag:
eeg tantoon. ld tantoonyeyn, tatoomid, tatoonyeyn.
m.f.dh
Wadaag:
Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Socod dhib iyo luggooyo leh.
Dhibaato badan lala kulmo.
m.l
Wadaag: