Qeexid
"Lacag ama hanti kale oo horumarin ahaan looga sii qaato cid wax iibsata. ld taqdiimad."
"Lacag ama hanti kale oo horumarin ahaan looga sii qaato cid wax iibsata. ld taqdiimad."
Wadaag:
In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.
Muusig yar oo ka horreeya heesta.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo.
Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
m.l
Wadaag:
In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof).
f.mg3
-ntay, -natay
Wadaag:
Kalluun weyn oo badda ku nool oo hilib macaan. ld tabadiin.
m.dh
Wadaag: