Qeexid
"T. ah: qof Ilaah cabsidii u go'doo- ma."
"T. ah: qof Ilaah cabsidii u go'doo- ma."
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo.
T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
m.l
Wadaag:
Nooc shabaagta mallayga lagu dabo mid ka mid ah.
Xoog; tabar.
ld taqwo.
m.dh
Wadaag:
ta'wiil1 m.l 1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.
Muusig yar oo ka horreeya heesta.
m.dh
Wadaag:
Lacag ama hanti kale oo horumarin ahaan looga sii qaato cid wax iibsata. ld taqdiimad.
m.dh
Wadaag: