Qeexid
"(-rro, m.dh) ld tiqraar1."
"(-rro, m.dh) ld tiqraar1."
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Shay adag oo la kala dhexgeliyo laba wax si ayan isu qabsan. ld taqraar1.
m.l
Wadaag:
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Silig wax lagu oodo.
(muus.) Daf afar geesle ah.
m.l
Wadaag:
Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
ld tarid.
m.l
Wadaag:
(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1.
m.dh
Wadaag:
Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay.
Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm.
Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.
m.l
Wadaag:
Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.
m.l
Wadaag:
Cayil; buurran.
Xowliga wax leeyihiin.
Buux; badasho.
m.l
Wadaag:
Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan.
Meesha markabka loogu xiro borosinka.
m.l
Wadaag: