Qeexid
"In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof)."
[-ntay, -natay]
taqsiin tay
taqsiin atay
f.mg3"In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof)."
Wadaag:
In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.
Muusig yar oo ka horreeya heesta.
m.dh
Wadaag:
Wax tar hiil iyo hooba leh. ld tamiino, tammiin, tammiino.
m.dh
Wadaag:
Lacag ama hanti kale oo horumarin ahaan looga sii qaato cid wax iibsata. ld taqdiimad.
m.dh
Wadaag: